Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha Dalka oo u amba baxay dalka Mareykanka

QOL | Muqdisho | September 22, 2014 | Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyagoo ku sii jeeda dalka...

View Article


Iskaashadata xoogsatada dhismaha gobolka oo cabasho u gudbiyay Wasaaradda...

QOL | Muqdisho | September 22, 2014 | Kulankan uu ku-simaha Wasiirka howlaha guud ahna Wasiir ku-xigeenka uu la qaatay xubno ka tirsan ururka iskaashatada xoogsatada dhismaha gobolka  benaadir ayaa ku...

View Article


Hey’adda HIRDA oo qabatay kulan Isboorti

QOL | Gaalkacyo | September 22, 2014 | Hay’adda Hirda oo muddooyinkii danbe gobolka Mudug ka hirgalinaysay kulamo iyo deeqo dadka dan-yarta ah la siiyey ayaa xustay maalinya nabadda Adduunka oo ku...

View Article

XLD Baarlamaanka oo loo qeybiyay Mooshin ka dhan ah shirkad Turki ah

QOL | Muqdisho | September 22, 2014 | Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo ahaa Kalfadhiga 5aad fadhigiisa 1aad waxaa shir guddoominayey Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad...

View Article

Cabdi Qeybdiid oo gudbiyay dacwad ka dhan ah Puntland

QOL | Muqdisho | September 22, 2014 | Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) Madaxwaynaha Maamulka Galmudug, ayaa sheegay in Warqad Dacwad ka dhan Puntland u gudbiyay Dowladda Federaalka & Beesha...

View Article


Beesha Waceysle oo dhaliishay maamul u sameynta gobolada dhexe

QOL | Muqdisho | September 22, 2014 | Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan balaaran ku yeeshay odayaasha, waxgaradka, dhalinyarada, aqoonyahanada, siyaasiyiinta iyo qeybaha kala duwan ee beesha...

View Article

Sanbaloolshe “Dagaal socdo iyo Shaag wareegaya ayaan soo dhexgalay…”

QOL | Muqdisho | September 22, 2014 | Sambalooshe oo ka hadlayey xarigga Xildhibaan ka tirsan Baarlammaanka Soomaaliya, ayaa sheegay in falkaasi uu u dhacay si kama’ ah ama kedis ah oo durbana lasii...

View Article

Faahfaahinta Moshinka Shirkada Turkiga laga keenay

QOL | Muqdisho | 23 September 2014 – Shalay Baarlamaanka Soomaaliya waxey go’aamiyeen in Ra’iisul Wasaaraha uu horyimaado Baarlamaanka oo uu ka warbixiyo sabata ay xukuumadda u fulinweysey go’aankii...

View Article


Federaalka Diinta Islaamku ma ogola!

Dhoohaney Soomaaliyeey maxa idinka si ah oo aad u arki la’dihiin wax ka socda gondihiinna. Markii uu gumaysiga shisheeye ku soo duulay Africa ee uu qabsaday waxay kala kulmeen dad cawaan ah oo aan wax...

View Article


Ku dhowad 40 Al Shabaab ah oo isku dhiibay Maamulka Qoryooley

QOL | Muqdisho | September 23, 2014 | Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa sheegay in Xafiisyada dowladda ee Degmadaasi ay isu soo dhiibeen Maleeyshiyaad ka Tirsan Kooxda...

View Article

Madaxweynaha oo rabo inuu Xilka ka qaado Taliyaha Booliska Soomaaliya

QOL | Muqdisho | September 23, 2014 | Illo Xog Ogaal ah ayaa u sheegay warbaahinta in Madaxweyne Xasan Sheekh uu la-tashiyo la samaynayo Wasiirka Amniga Khaliif Ereg, Xildhibaanno & Saraakiil...

View Article

RW oo qorsheynaya inuu isku shaandheyn ku sameeyo Golihiisa Wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa lagu wadaa inuu qaado tallaabadii u horeysay oo uu isku shaandheyn ballaaran ugu sameynayo Golihiisa Wasiirada, iyadoo ay seefta qaadi...

View Article

Xoogsatada Dekada Muqdisho oo banaanbaxay

QOL | Muqdisho | September 23, 2014 | Banaanbaxayaal  ka tirsan xoogsatada Dekada magaalada Muqdisho xubinna ka ah isu tagga urur weynaha shaqaalaha soomaaliyeed, ayaa isugu soo baxay Muqdisho, kuwaas...

View Article


Siyaasiyiin, Saraakiil, Ganacsato iyo Aqoonyahanno gaaray Garbahaareey

QOL | Garbahaareey | Septemner 23, 2014 | Ergooyin isaga kala yimid dalka gudihiisa iyo Dibeddiisa iyo qaar kamid ah  deegaanada gobolka Gedo ayaa ku qulquleysa magaalada Garbahaareey ee Xarunta...

View Article

Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo 40 weriye Tababar Ugu Furay...

Muqdisho, September 23, 2014 Tababarkan oo socon doona muddo saddex cisho ayaa Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ugu qabtay 40 saxafi Hotelka Siyaad ee Magaalada Muqdisho. Tababarkan oo ay...

View Article


Beel kalsoonida kala noqotay maamulka Jubbaland

QOL | Nairobi | September 24, 2014 | Kulan ay isugu yimaadeen odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda beel kamid ah beelaha daga jubbooyinka islamarkaan lagu canbaareyay maamulka ku-meel gaarka ee jubba ayaa...

View Article

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho, 24, September, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka...

View Article


Madaxweyne Xasan oo lakulmay gudoomiye kuxigeenka Bangiga Adduunka

QOL | Muqdisho | September 24, 2014  | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan shirka sanadlaha ah ee...

View Article

Be Alert but not Alarmed Q A ABC TV

Discuss the Questions Here are the questions our panel faced this week. Tell us what your answer would be or what you think our panellists need to say. POLICE RAIDS OVER-REACTION? Soobhana Biswas...

View Article

Politics will save Somalia

As the United Nations, we shall do our utmost to help, but ultimate success lies in Somali hands. DAILY NATION | September 25, 2014   In Summary In joint operations with Somali forces, Amisom is...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live