QOL | Muqdisho | September 22, 2014 | Sambalooshe oo ka hadlayey xarigga Xildhibaan ka tirsan Baarlammaanka Soomaaliya, ayaa sheegay in falkaasi uu u dhacay si kama’ ah ama kedis ah oo durbana lasii daayay Xildhibaanka, markiisida uu sheegay uu maqlay xarigga Xildhibaanka uuna isaga sii daayay. C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa meesha ka saaray jiritaanka wararka […]
↧