Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Ku dhowad 40 Al Shabaab ah oo isku dhiibay Maamulka Qoryooley

$
0
0
QOL | Muqdisho | September 23, 2014 | Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa sheegay in Xafiisyada dowladda ee Degmadaasi ay isu soo dhiibeen Maleeyshiyaad ka Tirsan Kooxda Al-shabaab. Gudoomiyaha Degmadaasi, Maxamed Xaaji Cusmaan ayaa u sheegay Keydmedia Online in Rag tiradoodu gaareyso 40 kuwaasu ay isku soo dhiibeen Maamulka, wuxuuna sheegay in […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460