Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Madaxweyne Xasan oo lakulmay gudoomiye kuxigeenka Bangiga Adduunka

$
0
0
QOL | Muqdisho | September 24, 2014  | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan shirka sanadlaha ah ee golaha ammaanka Qaramada Midoobay oo maalinta berri ah ka furmi doona magaaladda New York. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga la socda […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles