QOL | Muqdisho | September 22, 2014 | Kulankan uu ku-simaha Wasiirka howlaha guud ahna Wasiir ku-xigeenka uu la qaatay xubno ka tirsan ururka iskaashatada xoogsatada dhismaha gobolka benaadir ayaa ku saabsanaa sidii ay Madaxda Wasaaradda ula wadaagi lahaayeen dhibaatooyinka ay la kulmaan oo ay ugu horeyso dumista xagga kaawooyinka. Kulanka ayaa intii uu socday waxa […]
↧