Xassan ma hogamiyaa mise waa hogaansame?
Muqdisho | September 17, 2014 | FIKRAD | Qofki runta aanan ku dhaqmin been ayaa u qarsoon,waxaan aad ugu xumahay in Xassan Sheekh Muqdisho kaga tago Odayadii siyaasiyiintii ka soo jeeday Jubba halka uu...
View ArticleWasiirka Warfaafinta oo Ammaanay doorka hoggaamineed ee UK ee Somalia iyadoo...
London, 18 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Duhulow, ayaa maanta ammaanay doorka hoggaamineed ee UK ee Somalia iyadoo uu maanta London ka socdo Shirka Amniga oo ay UK iyo...
View ArticleSoomaaliya oo dalka Turkey uga qeyb-gashay bandhig ganacsi
Ankara | September 18, 2014 | Kulankan oo ahaa mid Bandhig carweed ah kana dhacay Magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkey ayaa waxaa kasoo qeyb galay Diplomaasiyiin katirsan caalamka. Kulanka oo ay...
View ArticleKusimaha RW oo ka qeybgalay bandhiga tirakoobka dadka Soomaaliyeed
Munaasabadan lagu daah furayay bilowga sahanka tirakoobka dadka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka iyo dibadiisa ayaa maanta waxaa lagu qabtay xarunta madaxtooyada Soomaaliya waxaana kasoo qeyb galay...
View ArticleRW Cabdiweli oo ka hadlay xilkaqaadista Sanbaloolshe
London | BBC | September 17, 2014 | Ra’iisul Wasaare C/wali Sheikh Axmed oo ku sugan Dalka Ingiriiska islamarkaana Wareeysi siiyay Idaacada BBC-da laanteda Afka Soomaaliga ayaa markii ugu horeeysay ka...
View ArticleWafdi gaaray Garbahaarey iyo Shirweyne halkaas ka furmaya.
QOL | Gedo | September 18, 2014 | Magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo waxaa maanta gaaray wafdi ka kooban salaadiin iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka, kuwaas oo ka qeyb galaya shirweyne...
View ArticleTababar loo qabtay howlwadeeno caafimaad
QOL | Muqdish | September 19, 2014 | Tababarkaani oo loo qabtay kuwaad 50 ruux oo ka mid ah shaqaalaha caafimaad ee ka howlgala xarumaha caafimaad ee magalada Muqdisho oo lagu baranyey qodabo...
View ArticleMuungaab oo xiray tartan isboorti oo lagu qabtay Boondheere
QOL | Muqdisho | September 19, 2014 | Munasabad ay ka qeybgaleen Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobalka Banaadir qaar ka mid gudomiyayaasha Degmooyinka gobalka Banadaair iyo qeyba kale duwan ee...
View ArticleKufsiga ay AMISOM u geysteen Haweenka Soomaaliyeed oo la baarayo
Muqdishoo | September 19, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha dalka C/weli Shiikh Axmed oo ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska, ayaa sheegay in Guddi Xaqiiqo raadin ah ay Xukuumadiisa u saartay...
View ArticleAMISOM oo laga mamnuucay qeybo kamid ah Muqdisho {Dhageyso}
Muqdisho | September 19, 2014 - Maamulka Sare ee Degmada Wardhigleey ee Gobolka Banaadir ayaa soo saaray Amar Ciidanka AMISOM looga mamnuucay inay Gaadiidkooda dhexmaraan Wadooyinka Degmadaasi....
View ArticleRW Soomaaliya oo Oslo kula kulmay RW dalka Norway.
War-saxaafadeed: Jimco, 19 September 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Warfaafinta , Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow...
View ArticleMogadishu’s Flood of Foreign Workers Leaves Somalis Out of Work
VOA News | September 19, 2014 |by Abdulaziz Billow | Unemployment and conflict has forced many young Somalians out of the country in search of a better life. But a newfound stability in the...
View ArticleDambigii shalay!! (Qormo)
Wuxuu la qiireysnaa Gafka walaalkiis lagula kacay oo sababteeda Godka Aakhiro loogu galbiyay. Inkastoo uusan taag iyo tabar kale oo gafkaas looga gilgisho lahayn, wuxuu ku qancay inuu Laamiga soo dhex...
View ArticleRa’iisul Wasaare-ku-xigeenka Soomaaliya: “Qarankeennu waxa uu istaahilaa...
Muqdisho, 21, September, 2014 | Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta iyo Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa...
View ArticleMaxaad ka taqaan shaqsiyadda Col. C/raxmaan Tuuryare
Col. C/raxmaan Maxamed Tuuryare (Cumda) ayaa ah aqoonyahan dhallinyaro ah, haystana darajada “Master Digree” oo la xiriirta maadada “Qaanuunka Caalamiga” wuxuuna wax ku soo bartay dalka Masar, isagoo...
View ArticleXulka kubadda Kolleyga Soomaaliya oo u diyaar garoobaya cayaaraha Zone 5
Xulka Qaranka kubadda Kolleyga Soomaaliya ayaa isu diyaarinaya cayaaraha kubadda kollayga Zone 5 oo maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada kampala ee xarunta dalka Uganda, iyadoo cayaartooyda Xulka...
View ArticleDeputy Prime Minister congratulates International Peace Day – “ We have to...
21 September 2014 His Excellency the Deputy Prime Minister of the Federal Government of Somalia Ridwan Hersi Mohamed today congratulated the Somali people on the International Peace Day, declaring that...
View ArticleKu-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka: “Xukuumaddu Mar dhow ayey wadahadal la...
War-saxaafadeed Muqdisho, 21, September, 2014 | Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay...
View ArticleR.W Cabdiweli oo la kulmay Jaaliyadda Norwey, kana codsaday inay qeyb ka...
Axad, 21 September 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdigii uu hoggaaminayay ayaa magaaladda Oslo ee dalka Norwey kula kulmay...
View Article