QOL | Garbahaareey | Septemner 23, 2014 | Ergooyin isaga kala yimid dalka gudihiisa iyo Dibeddiisa iyo qaar kamid ah deegaanada gobolka Gedo ayaa ku qulquleysa magaalada Garbahaareey ee Xarunta gobolka Gedo, iyadoo ay socdaan qaban qaabadii u danbeysay shirweynaha wadatashiga dadka dagan gobolka Gedo. In ka badan 500 ergo oo ka kala socota deegaanada […]
↧