Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Carruurta

Muqdisho, 25, September, 2014 |  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo lagu...

View Article


Dowladda Somalia oo ku dhawaaqay Wacyigelinta La Dagaalanka Musuqmaasuqa

Mogadishu, 25 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Duhulow, ayaa maanta ku dhawaaqay barnaamijka Wacyigelinta La Dagaalanka Musuqmaasuqa Soomaaliya. Wasiirka ayaa ugu...

View Article


Cisbitaalka Dayniile oo hay’ad cusub lagu wareejiyay

QOL | Muqdisho | September 25, 2014 | Kulankaan oo ay maanta  Wada qaateen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo Hay`adda PAC oo fadhigeedu yahay dalka Sucuudi Carabiya, iyo maamulka...

View Article

Warsheege, Qaarbaa wali Raafkii ku maqan!

QOL | Muqdisho | September 25, 2014 | by Abdiaziz A. Ibrahim Magaciisu waa  WARSHEEGE, waxaa uu leeyahay garbo uu ku duullo waana shimbirka qaada fariimaha. Sheekadanina waa mid kusaabsan howlaha uu...

View Article

Wafdi uu Hoggaaminayo Siyaasiga Maxamuud Sayid Aaden oo gaaray degmada...

QOL | Muqdisho | September 26, 2014 | Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo Wafdi uu hoggaaminayo Siyaasiga Maxamuud Sayid Aaden, kuwaas oo kasoo kicitimay magaalada...

View Article


Galmudug oo ka warbixisay Dagaalkii Gaalkacyo & Xayiraadda Garoonka Puntland

QOL | Muqdisho | September 26, 2014 | Maamulka Galmudug ayaa Fah Faahin dheeraad ah ka bixiyay Dagaal xoogan oo Shalay a dhacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, kadib markii Koox Burcad-Badeed ah ay ku...

View Article

Golaha Baarlamaanka Gobolka St Gallen ee dalka Switzerland oo Qaabilay...

QOL | Muqdisho | September 27, 2014 - Waxaa habeenimadi xalay kulan ku dhex maray magaalada St Gallen, Xubno ka mida Baarlamaanka Gobolka St Gallen iyo Xildhibaan ka tirsan Dowladda Federaalka oo la...

View Article

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo ku baaqay in wadahadal lagu dhammeeyo Xiisadda...

Muqdisho, 27, September, 2014 - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ugu baaqay maamulada Puntland iyo Galmudug inay wadahadal ku...

View Article


Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay 27 September 2014

Mogadishu, 27 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta warbaahinta la hadlayey ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka...

View Article


Kabtanka Man United Rooney oo Saddex Ciyaarood La Ganaaxey Maxaase Lagu...

London-27-Sep-2014-(qaranimo-online) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo aay ciyaar aad u xiisa aay dhex martey man united oo gabalkeedu dansayahy iyo...

View Article

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo kulan la qaatay maamulka Dekadda iyo Xoogsatada

Muqdisho, 27, September, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada ayaa maanta kormeer saacado qaatay ku tegay...

View Article

Madaxweynaha J. F. S. oo saaka dalka dib ugu soo laabtay

QOL | Muqdisho | September 28, 2014 | Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay,  kadib markii uu soo...

View Article

RW oo guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka uga jawaabay su’aallo la xiriira...

QOL | Muqdisho | September 28, 2014 | Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Ra’isulwasaarha iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada weeydiiyey su’aallo la xiriira wareejinta...

View Article


Dowlada Turkiga oo mucaawino soo gaarsiisay dalka

QOL | Muqdisho | September 29, 2014 | Dowlada Turkiga  oo ka jawaabeysa baaqa dowladda federaalka ee ku aadan in loo soo gurmado dadka ku tabaaloobay abaarta ka taagan dalka, ayaa durba waxa ay dalka...

View Article

Shirka Hiigsiga cusub oo looga hadlay xalinta caqabadaha jira

QOL | Muqdisho | September 28, 2014 | Shirka hiigsiga cusub oo galay maalintii labaad ayaa maanta looga hadlayaa caqabadaha ka jirta dalka iyo sida lagu xalin karo, iyadoo ergada ka qeyb galaysa shirka...

View Article


Celebrating first graduating class of Galkayo University

QOL | Toronto | September 29, 2014 | Hope through Education: Waxbarashadu waxay dhalisaa rajo: waxaan u xafladaynaynaa fasalladii ugu horeeyay oo ka soo qalinjabiyay Jamacadda Galkacyo Share on Facebook

View Article

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi sare oo ka socda...

Mogadishu, September 30 , 2014- Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta ku qaabilay qeybta nasashada mas’uuliyiinta...

View Article


Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya .

Mogadishu, September 30 , 2014- Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka cusub ee...

View Article

ADDOONTII YAREED!

QOL | September 30, 2014 | Cubeyda waa gabar yar, oo ku dhalatay carriga Sacuudi Carabiya. Waxay calool gashay mar ey hooyadeed qaxooti magan-galyo doon ah ku aheed xerada Al-jaxiima ee waddanka Yaman....

View Article

Madaxweynaha oo xalay ka qeyb galay munaasabad ka dhacday degmada Huriwaa

QOL | Muqdisho | September 30, 2014  | Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad ka dhacday xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee degmada Huriwaa, isagoo sheegay...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live