Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Faahfaahinta Moshinka Shirkada Turkiga laga keenay

$
0
0
QOL | Muqdisho | 23 September 2014 – Shalay Baarlamaanka Soomaaliya waxey go’aamiyeen in Ra’iisul Wasaaraha uu horyimaado Baarlamaanka oo uu ka warbixiyo sabata ay xukuumadda u fulinweysey go’aankii baarlamaanka ee ahaa in Shirkada Turkiga aysan ka howlgelin Dekedda Muqdisho ilaa iyo inta ay xukuumadu ka soo gudbineyso heshiiska lala galay shirkadda. Haddaba su’aashu waxey […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles