QOL | Muqdisho | September 23, 2014 | Banaanbaxayaal ka tirsan xoogsatada Dekada magaalada Muqdisho xubinna ka ah isu tagga urur weynaha shaqaalaha soomaaliyeed, ayaa isugu soo baxay Muqdisho, kuwaas oo watay boorar ay ku xardhanyihiin halku dhigyo ay ka midyihiin waa shaqeysanaaye yaan shaqo la’ aan naladhigin. Xoogsatada oo lahadashay warbaahinta ayaa sheegay in ay […]
↧