QOL | Nairobi | September 24, 2014 | Kulan ay isugu yimaadeen odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda beel kamid ah beelaha daga jubbooyinka islamarkaan lagu canbaareyay maamulka ku-meel gaarka ee jubba ayaa waxa uu ka dhacay magalada Nairobi. Share on Facebook
↧