Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

RW oo qorsheynaya inuu isku shaandheyn ku sameeyo Golihiisa Wasiirada

$
0
0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa lagu wadaa inuu qaado tallaabadii u horeysay oo uu isku shaandheyn ballaaran ugu sameynayo Golihiisa Wasiirada, iyadoo ay seefta qaadi doonto Wasiiro muhiim ah. Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha oo safar dibada ku maqan, isla markaana hada ku sugan […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles