Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

XLD Baarlamaanka oo loo qeybiyay Mooshin ka dhan ah shirkad Turki ah

$
0
0
QOL | Muqdisho | September 22, 2014 | Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo ahaa Kalfadhiga 5aad fadhigiisa 1aad waxaa shir guddoominayey Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxaana shirka uu ku furmay guntan dhan 139 Xildhibaan, ajandaha kulankana waxa uu ahaa qeybinta mooshin ka dhan ah jebinta qaraarkii Baarlamaanka ee […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles