QOL | Muqdisho | September 22, 2014 | Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan balaaran ku yeeshay odayaasha, waxgaradka, dhalinyarada, aqoonyahanada, siyaasiyiinta iyo qeybaha kala duwan ee beesha Waceysle oo ah beelaha Mudulood. Kulankan ayaa waxaa looga soo horjeeday qaabka dowlada Soomaalia ay u wajahday habka maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha […]
↧