Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Madaxweynaha Dalka oo u amba baxay dalka Mareykanka

$
0
0
QOL | Muqdisho | September 22, 2014 | Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyagoo ku sii jeeda dalka Mareykanka. Madaxweynuhu wuxuu ka qeyb gelayaa shirka Golaha Guud ee Qarammada Midoobay ee New York,  halkaasi oo uu ka jeedin doono khudbad ku saabsan […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles