Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online

Isaias Afwerki oo eed kulul u jeediyay dowlada Itoobiya

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa si kulul u dhaleeceeyay dowladda Itoobiya khudbad uu ka jeediyay sanadguuradii 34-aad ee ka soo wareegtay xornimada Eritrea. “Dagaalka ay quwadaha shisheeye ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Trump oo Putin ku tilmaamay nin waalan, sabab?

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uusan la dhacsaneyn dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, ka dib markii uu duqeyn ballaaran oo dhanka cirka ah ku qaaday Ukraine. Dhaleecayn aan looga...

View Article


Xuska Maalinta Afrika oo kadhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta xarunteeda ku qabatay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, oo ah xuska markii dhidibada loo taagay Ururka Midnimada Afrika...

View Article

Madaxweyne Geele ee Jabuuti oo eedeeyay dowlada Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn u dhaleeceeyay saameynta dowladda Imaaraadka Carabta ee gobolka Geeska Afrika, isagoo ku eedeeyay UAE inay balaayiin doollar oo maalgalin ah ku...

View Article

Wasiir dowlaha amniga oo kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan hawlgalka QM...

Muqdisho – Wasiir dowlaha Wasaaradda amniga gudaha mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa guddoomiyey kulan gaar oo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin sare oo ka tirsan hay’adaha amniga dowladda iyo wakiillo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirweynaha Qaran ee maareynta hubka oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho – Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta shir soconaya muddo labo cisho ah oo looga hadlayo maareynta hubka, rasaasta iyo ka hortagga qaraxyada macmalka ah ku qabtay magaalada Muqdisho. Shirkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha aqalka sare oo la kulmay guddoomiyaha golaha federaalka ee...

Moscow – Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku jooga...

View Article

Maxay tahay sababta ku kaliftay dhallinyaro tahriib tagay Aljeeriya in ay dib...

Dalka Aljeeriya waxaa uudhawaanahan ahaa meel ay soo beegsadaan oo ay soo galaan muhaajiriinta u tahriibaya dalalka Yurub kuwaas oo doomo khatartooda leh ka raaco xeebaha dalkaas si ay qaarada Yurub u...

View Article


Maxay yihiin Shuruudaha cusub ee Xajka ee Sacuudiga soo saaray?

Sacuudi Carabiya ayaa sanadkan shuruudo cusub ku xirtay gudashada waajibaadka xajka, iyadoo ujeedkeedu yahay in la xakameeyo soo gelista magaalada Maka, isla markaana la yareeyo dhacdooyinka iyo...

View Article


Wasiir Roobow “Luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha maalmaha Xajka waxaa lagu...

Muqdisho – Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Muqtaar Rooboow Cali ayaa sheegay in luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha ay jeedin doonaan maalmaha Xajka ma’suuliyiinta dalka Sacuudiga lagu...

View Article