QOL | Gaalkacyo | September 22, 2014 | Hay’adda Hirda oo muddooyinkii danbe gobolka Mudug ka hirgalinaysay kulamo iyo deeqo dadka dan-yarta ah la siiyey ayaa xustay maalinya nabadda Adduunka oo ku begneyd maalintii shalay. Qar ka mid ah dhallinyarada magaalada Gaalkacyo oo u badneed kuwa ku nool xeryaha barakacayasha ayaa hay’addu u qabatay kulamo […]
↧