Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Eragadii Cadaado oo lakala diray

Muqdisho, 25 June , 2015: Waxaa Gobolada Galgaduud iyo Mudug laga soo sheegayaa, in Ergadii Shirki Cadaado joogtay, howshoodi u dhamaatay marba hadii ay soo xuleen Barlamaanki maamulka gobolada Mudug...

View Article


Gudoomiyaha Gobolka Banadir oo dad badan shaqadi ka eryay

Muqdisho, 25 June , 2015: Gudoomiya Gobolka Banadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen oo loo yaqaan Muungaab, ayaa Wareegto ka soo baxday Xfiiskiisa, shaqada looga eryaya dad aad u...

View Article


Abdulqaadir Xaaji Masalle oo maanta London ku geeriyooday

Muqdisho, 26 June , 2015: Allah ha u naxariistee waxaa maanta Isbitaal ku yaal London , ku geeriyooday Cabdulqaadir Xaaji Masalle oo ahaa nin Golihi Sarare ee Kacanka ka mid aha isla markaana...

View Article

Xafladii Xornimadii 55aad ee Soomaaliya

Muqdisho, 26 June , 2015 – Xalay ayaa waxa lagu qabtay magalada Muqdisho, xaflad lagu xusaayy  sanad guuradi 55-ad ee ka soo wareegtay maalinti xurnimadi Soomaaliya ay dhalatay. Munaasabada ayaa waxaa...

View Article

Munaasabad lagu xusayay Xuska 55aad ee Maalmaha Xorriyada 26jun iyo 1da lulyo...

June 26, 2015 | QOL | Norway - Munaasabad ballaaran oo loogu dabaaldegayay Sanadguurada 55/aad ee kasoo wareegatay Maalmaha Xorriyadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee 26.ka june iyo 1da Luulyo ayaa lagu...

View Article


R.Wasaare Cumar ayaa hambalyo ku aadan 26 June u diray dhamaan shacabka...

Muqdisho, 26, June, 2015 - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarka ayaa hambaylo ku aadan 26, Juun, 1960-kii oo ahayd maalintii ugu horaysay oo...

View Article

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida G/Sarre Cabdulqaadir Xaaji Maxamed

Muqdisho, 26 June , 2015 -  Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyska, ehellada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Marxuum G/le...

View Article

Madaxweynaha oo shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda 26-ka June

Muqdisho, 26 June , 2015 - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan 55-guurada munaasabadda 26-ka June oo ah markii ugu horeysey ee calan...

View Article


Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay 27 June 2015

Mogadishu, 27 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...

View Article


Maareeye: “Soomaalidu waa inay is-garab istaagaan wallaalahooda Soomaaliyeed.”

Muqdisho, 26 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay inay waajib tahay in Soomaalidu ay is-garab istaagaan wallaalahooda...

View Article

Gudoomiya Barlamaanka Galmudug ayaa loo doortay Cali Gacal Casir

  Mogadishu, 27 June 2015 –Maanta ayaa Gudoomiyyhi cusbaa ee Barlamanka Gobollada Galgaduud iyo Mudug lagu doortay magaalada Cadaado. Tartanka ayaa iskula jirtay laba nin oo kala ah: Cabdullahi Maalin...

View Article

Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka GALMUDUG

FAALO ! Toronto, 27 June 2015. Sida aan warar xog ogaal ah ku helay,  Dr Cali Gacal Casir waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sanadkii 1960-ki, waxabarashadiisa waxa uu ku qaatay magaalada Muqdisho,...

View Article

Garowe oo ku banaan baxday Cadaado

Mogadishu, 28 June 2015 – Banaan bax manta ka dhacay magaalada Garowe, kaas oo looga soo horjeedo maamulka laga dhisay magaalada Cadaado iyo reerki dhisay oo ah Dowlada Federalka Soomaaliya. Dadka...

View Article


‘’Dowladda Federaalka waxaa ka go’an hirgelinta Hiigsiga 2016, mana jiri...

Muqdisho, 28 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyey in dowladdiisa ay ka go’an tahay in dalka ay doorasho ka dhacdo sannadka...

View Article

Gudiga dorashada Madaxweynaha Galmudug oo la magacaabay

Muqdisho, 29 June , 2015: Wararka nga soo gaaraya Cadaado ayaa sheegayaa in maanta la magacaabay Gudiga dorashada Madaxweynaha, kaas oo koban 9 qofood oo siugu jira rag iyo dumar intaba.Waa kuwaan...

View Article


Soomalaay Dhurwaaga Sokeeye Dowladnimadiina Ka Soo Dhiciya

by Dr. Siciid Ciise Maxamud | June 30, 2015 | QOL | Soomalaay Dhurwaaga Sokeeye Dowladnimadiina Ka Soo Dhiciya Dhurwaaga Dhulkiina Ka Soo Dhiciya, waxey Ereyadaas ka mid ahayeen ooraahdii ay...

View Article

Madaxweyne Xasan “Talada dalka waa mid inoo wada taal…”

Muqdisho, 30 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad u jeediyay xubnaha Baarlamanka Federaalka, isagoo ka warbixiyey xaaladda...

View Article


‘’Kowda Luulyo waa dib isu hiloobidda iyo dib u soo celinta qaranka Soomaaliya’’

Muqdisho, 1 July , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo uu joogo ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 55-aad ee...

View Article

Madaxweynaha oo xuska 1-da Luulyo awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon

Muqdisho, July 1, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xuska sannad-guurada 55-aad ee xornimada iyo midnimada dalka awgii ubax dhigey taalada...

View Article

War saxaafadeed (Nuqul Af-Soomaali) – Faafin Degdeg ah

Muqdisho, July 1, 2015: Maalmihii ugu dambeeyay , warar ay warbaahintu faafisay oo tilmaamayay in Kenya iyo Somalia ay ku heshiiyeen in ay kala gar-qaataan ,iyadoo aan la marin Maxkamadda sare ee...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live