Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Madaxweynaha oo shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda 26-ka June

$
0
0
Muqdisho, 26 June , 2015 - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan 55-guurada munaasabadda 26-ka June oo ah markii ugu horeysey ee calan laga taago gobollada waqooyi ee dalka Jamhuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha oo ka hadlayay xafladda xuska 26-ka June oo ka dhacdey xarunta gobolka Banaadir ayaa sheegay in maalintan ay […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles