Muqdisho, 26 June , 2015: Allah ha u naxariistee waxaa maanta Isbitaal ku yaal London , ku geeriyooday Cabdulqaadir Xaaji Masalle oo ahaa nin Golihi Sarare ee Kacanka ka mid aha isla markaana Soomaalida ku lahaa sumcad aad u weyn.Wuxuu ahaa siyaasi qiima ku leh umada dhaxdeeda aadna loo yaqiinay. In muda ah ayuu xanuunsanaa, maanta […]
↧