Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

‘’Kowda Luulyo waa dib isu hiloobidda iyo dib u soo celinta qaranka Soomaaliya’’

$
0
0
Muqdisho, 1 July , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo uu joogo ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 55-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen gobollada koonfureed iyo midowgii waqooyi iyo koonfuur ee dhaliyey Jamhuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay munaasabadda xuskan oo ka dhacdey Xarunta […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles