Muqdisho, 25 June , 2015: Waxaa Gobolada Galgaduud iyo Mudug laga soo sheegayaa, in Ergadii Shirki Cadaado joogtay, howshoodi u dhamaatay marba hadii ay soo xuleen Barlamaanki maamulka gobolada Mudug iyo Galgaduud. Sidaas waxa ay ku qorneeyd warqad lagu soo dhejiyay albaabka hore ee Xarunta Kafoolo, taas oo odayaasha loogu sheegayo in ay ku laabtaan guryahoodi […]
↧