Xisbiga Kulan oo 50 xubinood tababar u furay
WARSAXAAFADEED Muqdisho, 02-July-2015 – Xisbigu Kulan waxaa uu maanta ku qabtay xaruuntiisa dhexe ee magaalada Muqdisho tababarkii kowaad ee Xubnaha cusub ee Xisbiga Kulan, xubnahaas oo tiradooda...
View ArticleIctikaafka iyo fadliga Tobanka dambe ee Ramadaan
DUULIYE ASLI XASAN CABAADE “CALANSIDA” OO KA HADLEYSA FAA’ IIDADA ICTIKAAFKA IYO FADLIGA TOBANKA DAMBE EE RAMADAAN KA FAA’ IIDEYSTA ICTIKAAFKA IYO FADLIGA TOBANKA DAMBE EE RAMADAAN Nabigeennii Muxammad...
View ArticleRW ku xigeenka Soomaaliya ayaa ka qayb galay xuska 53 guuradii Xoriyadda Burundi
Muqdisho – QOL - July 3, 2015 - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiiradda oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga Gen....
View ArticleRW Ku-Xigeenka Turkiya oo ka soo qayb-galay dabaaldegga Sanadguuradii 55aad...
Sii-Haye Mudane Hussein M Mohamed oo soo dhowaynaaya Raiisul Wasaare ku xigeen Nucman Kurtulush. Ankara, 1 July 2015 | Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay dabaaldegga sanadguuradii 55aad ee ka soo...
View ArticleMaareeye “Dowladda Federaalka waxey ammaaneysaa isla markaasna...
Muqdisho – 03 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ka hadlayey nidaamka Maamul u sameynta Gobollada Dhexe oo la filayo maalinta berri ah...
View ArticleC/Kaiim Xuseen Guuleed oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug
Muqdisho, July 4, 2015: Doorashadi maamulka u sameeynta Galmudug, ayaa hada dhamaatay oo weli si qurux badan ku dhamaatay. Arrinta Gobolada dhexe mudo soo jiitametsay ayaa manta ku soo dhamaatay si...
View ArticleR. Wasaare ku xigeenka oo maanta kormeeray qaar ka mid ah wasaaradaha dowladda
Muqdisho, 04, July, 2015....Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa booqashooyin ku soo kala bixiyey Wasaaradaha Arrimaha Dibadda, Qorshaynta,...
View ArticleMax’ad Xaashi Carabeey oo ku guuleysta M/kuxigeenka Galmudug
Muqdisho, July 4, 2015: Waxaa la soo gabagabeyay wijigi sadaxaad ee doorashadi M/kuxigeenka Galmudug, waxana ku guuleystay ninka lagu magacaabo Max’ad Xaashi Carabeey kaas oo helay 40 cod, halka...
View ArticleSoo Dhaweynta Martida Seuki Sweden & Cabdirisaq Marayare Dhuux
Toronto | QOL | July 4, 2015 , , _____________________ Share on Facebook
View ArticleTACSI
INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Toronto|QOL|july 4, 2015| Anigoo ah Abdulrashid Hagaley, kuna hadlaya magaca dhamaan reer Xagaleey, waxaan halkaan tacsi uga dirayaa, dhamaan qooyska...
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay 04 July 2015
Mogadishu, 05 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
View ArticleSarkaal Naba Sugida ka tirsan oo miino lagu qarxiyay
Muqdisho, July 5, 2015: Sarkaal ka tirsan ciidamada Nabad Sugida ee DF ayaa maanta lagu qarxiyay gaarigiisi. Sarkaalkaan oo lagu magacaabo C/casiis C/qaadir Xabiib Munye, ayaa miino loo dhigay mar uu...
View Article” Wasaaradaha Kheyraadka dalka waa inay la yimaadaan siyaasad cad oo lagu...
Muqdisho, 06, July, 2015.....Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maalintii labaad booqanayey Wasaaradaha Dowladda si wax badan uga ogaado sida...
View ArticleINTEGRATION TV EXCLUSIVE INTERVIEW Nouman Ali khan
Published on Jul 5, 2015 Exclusive Interview with Ustadh Nouman Ali Khan, Founder & CEO and lead instructor at The Bayyinah Institute for Arabic and Qur’anic Studies. He is the leading Islamic...
View Article‘’Waan soo dhoweynayaa dib u soo nooleynta xiriirkii taariikhiga ahaa ee ka...
Muqdisho, 7 July , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabiley Wafdi uu horkacayo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru...
Muqdisho,July 07 , 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wasiiru...
View ArticleMadaxweynaha oo afur u sameeyay danjireyaasha waddamada Islaamka
Muqdisho, 7 July , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley aqalka Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho afur ugu sameeyay danjireyaasha waddamada...
View ArticleMadaxweynaha oo ka qeybgaley shirka Guddiga Amniga Qaranka
Muqdisho, Talaado 7 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee Guddiga...
View ArticleXildhibanadi Galmudug oo ka soo cararaya Cadaado.
| Muqdisho, Tuesday, 8, July 2015: Waraka naga soo gaarayo Cadaado, ayaa sheegaya in Xildhibanadi dhawaan loo doortay maamulka cusub ee Galmudug, ay billabeen in ay ka soo baxsanayaan magaalada...
View ArticleAqbalaada safiirnimada Sanbaloolshe oo laga baryaya dowlada Turkiga
Muqdisho, Tuesday, 9, July 2015: Dowlada Somalia ayaa ka dalbatay dowlada Turkiga in ay aqbasho ninka la yiraahdo C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolsh in uu noqdo Safiirka Somalia u fadhiya wadanka...
View Article