Muqdisho, 30 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad u jeediyay xubnaha Baarlamanka Federaalka, isagoo ka warbixiyey xaaladda dalka iyo waxqabadka dowladda. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn baarlamanka ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da Luulyo ee sannad guuradii 55-aad ee xornimada dalka, isagoo sheegay in Soomaaliya ay weli horyaalaan arrimo badan […]
↧