Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Gudoomiya Barlamaanka Galmudug ayaa loo doortay Cali Gacal Casir

$
0
0
  Mogadishu, 27 June 2015 –Maanta ayaa Gudoomiyyhi cusbaa ee Barlamanka Gobollada Galgaduud iyo Mudug lagu doortay magaalada Cadaado. Tartanka ayaa iskula jirtay laba nin oo kala ah: Cabdullahi Maalin Gaafow oo loo yaqaanno Aspro iyo Cali Gacal Casir. Marki labadaan qofood loo qaday codki xildhibaanada, ayaa waxa ku adkaaday mudane Cali Gacal Casir oo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles