Muqdisho, 28 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyey in dowladdiisa ay ka go’an tahay in dalka ay doorasho ka dhacdo sannadka 2016, isla markaana la dardar-gelinayo hawlaha la xiriira fulinta barnaamijyada Hiigsiga 2016. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyey munaasabad uu afur xarunta madaxtooyada ugu sameeyay […]
↧