FAALO ! Toronto, 27 June 2015. Sida aan warar xog ogaal ah ku helay, Dr Cali Gacal Casir waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sanadkii 1960-ki, waxabarashadiisa waxa uu ku qaatay magaalada Muqdisho, waxa uuna ka baxay dugsiga sare ee Macalin Jaamac, isagoo waxbarashada jaamacadda dhinaca Sharciga iyo qaanuunka ku qaatay Jaamacadda Madiinatul Munawara ee dalka sucuudi […]
↧