Muqdisho, 25 June , 2015: Gudoomiya Gobolka Banadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen oo loo yaqaan Muungaab, ayaa Wareegto ka soo baxday Xfiiskiisa, shaqada looga eryaya dad aad u farabadan oo qaarkood muda dheer u shaqeeynayay Dowlada Hoose ee Gobolka Banadir. Muungaab oo beryahaan dambe faaraha lagu fiiqaayay, ayaa hada rashinki ka jaray boqolaal […]
↧