Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 20 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
View Article‘’Dib u dhiska dalka inaga ayaa na laga rabaa,…
Madaxweynaha: ‘’Dib u dhiska dalka inaga ayaa na laga rabaa, waxaanna shacaba ugu baaqayaa inaan mas’uuliyaddaasi laga cararin’’ Muqdisho, 20 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka...
View Article(IMF) ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay horumar ka samaysay dhanka...
Mogadishu, 20 June 2015 –Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibaraahim Fargeeti, Wasiir ku xigeenka Qorshaynta mudane Cabdullahi Shiekh Ali iyo Gudoomiyaha Bangiga...
View ArticleLiiski Xildhibaanada Mudug iyo Galgaduud oo mar dhow la shaciyay.
Muqdisho, 21, June, 2015 –Gudiga Farsamada maamul u sameeynta Mudug iyo Galgaduud, ayaa shaaciya xubnihi loo doortay in ay matilaan beelaha dega Gobolada Dhexe. Xalima Yareey oo ah Gudoomiyaha Gudiga...
View ArticleXALKA SOOMAALIYA ! “Madax duub yaqaan ayaa la duubaa” !
Ninaan kuu furi doonin yuusan kuu rarin ! Toronto | QOL | June 20, 2015 - Ereryga dastuur waxa uu ka soo jeedaa luqadda Faarsiga, waana qawaaniin, heshiisyo, cadeeymo, tilmaamo iyo shuruuc si huffan u...
View ArticleW. Maaliyada”Miisaaniyadii laga sugayay caalamka oo ahayd 49% soo gaarin...
Muqdisho, June 21, 2015….Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudan Maxamed Aden Ibraahim Fargeeti ayaa hortagay golaha baarlamaanka, si wax looga weydiiyo sida ay ku baxday...
View ArticleWasaaradda Arrimaha Gudaha oo shaacisay Jadwal ka dhameystirka Dhismaha...
Cadaado, 21 juun 2015 - Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka dhameystirka maamul iyo dooroshooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo...
View ArticleCeeb, Fadeexo iyo laaluush cunid an la isugu naxariisan.
Muqdisho, 22, June, 2015 –Sida laga war qabo, bishi June 13-kii, waxaa ku soo xirtay dakada Boosaaso markab ka yimid Yaman ee siday qaxooti tiradooda ay gaareeysay ila 2000 oo ruux. Dadkaan ayaa u...
View ArticleAfhayeenka DF oo iska casilay xilka afhayeenmida
Muqdisho | QOL | June 22, 2015 - Maanta oo ay taariikhdu tahay 22/06/2015, waxaan si rasmi ah uGu dhawaaqay inaan iska casilay xilkii aan u hayey Qaranka Soomaaliyeed labadii sano ee la soo dhaafay ee...
View ArticleMadaxweynaha: ‘’Waan soo dhoweynayaa tallaabada Madaxweynaha Kenya uu ku...
Muqdisho, 22 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay tallaabadii dhowaan uu qaadey Madaxweynaha Jamhuriyadda Kenya, Uhuru Kenyatta,...
View ArticleJawaari oo si ramsi ah u furay kalfadhiga Baarlamaaanka Galmudug
Cadaado | QOL | June 22, 2015 - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Cadaado uga qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey...
View ArticleMaamul Goboleedka GALMUDUG
FAALLO ! Maamul goboleedka GALMUDUG Waxay dad badani is weeydiinayeen in uu hirgeli karo karo maamul ka dhasha dhulka ay degaan dadka Soomaali ugu dhibka iyo isfaham la’aanta badani badi degaan ee...
View ArticleWasiir Maareeye oo maanka ku haaya himilooyin muhiima (Sawirro)
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa soo bandhigay himilooyin badan oo uu rajaynayo in isaga iyo bahda wasaaradda Warfaafintuba ay is...
View ArticleRW ku xigeenka Soomaaliya oo maanta kulan la qaatay saxaafada madaxa banaan
Muqdisho, 23, June, 2015….Guddiga heer qaran ee loo xirsaaray qabanqaabada xuska maalmaha xorriyadda ee 26ka Juun iyo 1da luuliyo, ayaa maanta kula kulmay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha warbaahinta madaxa...
View ArticleMadaxweynaha oo sagootiyay Philippe Lazzarini
Muqdisho, 24 June , 2015 – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan sagootin ah xarunta madaxtooyada kula yeeshay Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee...
View ArticleDowladda oo 25 sano kadib la soo noqonaysa hogaaminta mashaariicda ay Midowga...
Muqdisho, 24, June, 2015 – Ra’iiusl Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta shir gudoomiyey kulan ay ka soo qayb galeen Wasiirka Qorshaynta, Wasiirka...
View ArticleSafiirka Imaaradka oo dil ka badbaaday.
Muqdisho, 24 June , 2015: Warar mar dhow na soo garay ayaa sheegaya in Safiirka dowlada Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya lala beegsaay qarax, balse uu ka badbaaday. Safiirka ayaa marayay meel u dhow...
View ArticleMadaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka cusub ee maamulka Galmudug
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka cusub ee loo sameynayo gobollada dhexe, kaas oo lagu dhaariyey magaalada...
View Article