Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida G/Sarre Cabdulqaadir Xaaji Maxamed

$
0
0
Muqdisho, 26 June , 2015 -  Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyska, ehellada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Marxuum G/le Sarre Cabdulqaadir Xaaji Maxamed Masalle oo ka mid ahaa xubnihii dowladdii hore ee milatariga ee dalka ka jirtey. ‘’Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Aad baan […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460