Mogadishu, 28 June 2015 – Banaan bax manta ka dhacay magaalada Garowe, kaas oo looga soo horjeedo maamulka laga dhisay magaalada Cadaado iyo reerki dhisay oo ah Dowlada Federalka Soomaaliya. Dadka banana baxa sameeynayay ayaa ku dhawaaqayay hadal ka soo horjeeda Dowlada Soomaaliya iyo maamulka lagu magacaabay Galmudug. Gudoomiyaha Gobolka Nugaal C/llahi Ciise Axmed oo dadka […]
↧