AMISOM AND SOMALI SECURITY FORCES RECOVER CACHE OF ARMS FROM IN MOGADISHU
PRESS RELEASE (For Immediate Release) Mogadishu 16th August 2014- In yesterday’s early morning cordon and search operation in Mogadishu’s Wadajir district, Somali Government forces with the support of...
View ArticleGolaha Wasiirada oo maanta soo saaray war-murtiyeed ku aadan arrimaha amniga
Muqdisho, 16, August, 2014… Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iiusl Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
View ArticleWeekly Press Conference on the Progress of the Government
Mogadishu, 16 August 2014 – HE the Minister of Information, Mustafa Duhulow, today addressed the media in Mogadishu, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over...
View ArticleWarbixinta Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
View ArticleAMISOM and One World Futbol join hands to promote peace in Somalia through...
PRESS RELEASE (For Immediate Release) MOGADISHU, SOMALIA – August 17, 2014: The African Union Mission in Somalia (AMISOM) today handed over 4,500 indestructible footballs to the Federal Government of...
View ArticleSoomaaliya oo ka qeybgaleysa tartanka Olympikada ee Nanjing – China
Tartankii 2-aad ee (Youth Olympic Games) ayaa si rasmiya uga bilowdey magaalada Nanjing iyadoo in kabadan 3,700 tartamayaal ay halkaasi goob-joog ka ahaayeen. Xafladii furitaanka ee tartankaasi...
View ArticleMuungaab oo dalka dib ugu soo laabtay
Guddoomiyaha gobolka benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo maanta dalka dib ugu soolaabtay ayaa ka warbixiyay socdaal uu ku tagay dalka Sweden, isagoo dhanka...
View ArticleXukumadda oo shaacisay in aan la gaarin Waqtigii Hub ka dhigista Shacabka
Muqdisho | August | 17, 2014 | Dowladda Federaalka Soomaaliya maalmahaan waxaa ay waday Qorshe Hubka looga dhigayo Siyaasiinta Hubeeysan ee ku sugan Magaalada Muqdisho, qorshahaas oo Dowladdu ay ku...
View ArticleM/weynaha oo Amray Weerarki Axmed Daaci // Taliyaha C. Xooga Dalka oo...
Muqdisho | August |17, 2014 - Keydmedia Online ayaa heleysa Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Weerarkii Khamiistii lagu qaaday Guriga Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Daaci. Weerarka...
View ArticleR.W Cabdiweli oo maanta kulan qado ah la qaatay ururada bulshada rayidka
Muqdisho, 17, August, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kulan qado ah u sameeyay qeybaha bulshada Rayidka ah isaga oo la tashi...
View ArticleHUB ka dhigistaHADAL iyo HOOha laga hormarsho!
Mogadisho | August 17, 2014 | Xilliyadii Siyaad Barre xukunkiisu jiray, weliba markiiuu ugu awoodda badnaa, ayaa la soo qabqabtay dhawr lagu tuhmayay xagjirnimo. 10 ka mid ah baa tiirka la geeyay oo la...
View ArticleDalka Jarmalka oo lagu qabtay koob Loogu magac daray Marxuumad Saado Cali...
Muqdisho | August 17, 2014 | Dalka Jarmalka Magaalada Bonn Waxaa Lagu Qabtay Tartan Kubada Cagta Ah Kaas oo Loogu Xusayay Marxuumad Xildhbaanad Saada Cali Warsame oo Dhawaan Gacan Ka Xaqdaran Ay Ku...
View ArticleTartanka Kubada Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo si xoowli ah usocdo
Tartanka kubadda cagta ee Degmooyinka Gobolka Benaadir oo si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Benaadir Stadium ayaa shalay waxaa hallkaasi foodda is daray caartooyda degmooyinka...
View ArticleMaamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay xarun loogu adeegayo bulshada
Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca Siyaadda ee Maamulka Gobalka Banaaadir oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Benaadir iyo kan Degmada Shibis ayaa maanta dhagax dhigay xarumo loogu...
View ArticleWasiirka Haweenka oo lakulantay AMISOM
QOL | Muqdisho | August 18, 2014 | Wasiirka haweenka iyo Xuquuqul insaanka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta xafiiskeeda kulan kula qaadatay xubno ka socday xafiiska Amsiom u qaabilsan...
View ArticleWasiirka Warfaafinta oo lakulmay howlwadeenada wasaarada
QOL | Muqdisho | Augsut 18, 2014 | Kulankan ayuu wasiirka Warfaafinta iyo Hannuuninta Dadweynaha ee Xukuumadda Soomaaliya isugu yeeray dhammaan maamulka iyo agaasimeyaasha Waaxyaha ay wasaaraddu ka...
View ArticleGudiyada Baarlamaanka iyo Raisul Wasaaraha oo Xalay Shiray
Muqdisho | August 18, 2014 | Kulan ay Xalay Xarunta Villa Baydhabo ee Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Gudiyada Joogtadaa ee Baarlamaanka ayaa waxaa Shir gudoominayay Gudoomiyaha Baaralamaanka...
View ArticleDhaqaatiir Soomaaliyeed oo cashar ku saabsan khatarta cudurka Ebola ka...
Qaar ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ku taqasusay cudurada faafa ayaa cashar ku saabsan halista uu leeyahay cudurka dilaaga ah ee Ebola waxay ka bixiyeen xarunta Jaamacadda Banaadir ee magaalada...
View ArticleDF oo oo sheegtay in gudi u magacowday weerarkii guriga Axmed Daaci
Muqdisho | August 18, 2014 | Xukuumada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay magacawday gudi soo bara weerarkii jimcihii lagu qaaday Guriga Axmed Daaci Gudoomiyihii hore ee degmada Wadajir, iyadoo...
View ArticleQabanqaabadda tartanka November ee Atlanta
AWEYS FUNDI IYO CAYDIID JEENYO OO KU BAAQAY DIYAARGAROW TARTAMADDA ISBOORTIGA EE ATLANTA Atlanta | August 18, 2014 | Ka qeyb galka Isboortiga waxa laga hela caafimaad taam ah,waxa mar kastaba lagu...
View Article