Qaar ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ku taqasusay cudurada faafa ayaa cashar ku saabsan halista uu leeyahay cudurka dilaaga ah ee Ebola waxay ka bixiyeen xarunta Jaamacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho. Munaasabada dhegeysiga casharkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka, Macalimiinta, hormuudyada kuliyadaha, ardayda wax ka barata kuliyadda caafimaadka ee Jaamacada Banaadir qaarkood […]
↧
Dhaqaatiir Soomaaliyeed oo cashar ku saabsan khatarta cudurka Ebola ka bixiyey Jaamacadda Banaadir
↧