Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Muungaab oo dalka dib ugu soo laabtay

$
0
0
Guddoomiyaha gobolka benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo maanta dalka dib ugu soolaabtay ayaa ka warbixiyay  socdaal uu ku tagay dalka Sweden, isagoo dhanka kale kormeer hawleed ku tegay xaruntii Dowladda Hoose ee Xamar oo dayactir ka socdo. Guddoomiyaha gobolka Benaadir ayaa sheegay in uu la kulmay madaxda Jaaliyadda Soomaaliyeed […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles