Muqdisho | August 18, 2014 | Xukuumada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay magacawday gudi soo bara weerarkii jimcihii lagu qaaday Guriga Axmed Daaci Gudoomiyihii hore ee degmada Wadajir, iyadoo Gudiyada joogtada ee Baarlamaanka ay su’aalo ka weydiiyeen sida weerarkaas u dhacay Wasiirka Amniga. Kulankan oo ay goob joog ka ahaayeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Jawaari, Ra’iisul […]
↧