Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

R.W Cabdiweli oo maanta kulan qado ah la qaatay ururada bulshada rayidka

$
0
0
Muqdisho, 17, August, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kulan qado ah u sameeyay qeybaha bulshada Rayidka ah isaga oo la tashi ballaaran kala sameeyay qaabka loo wajahayo Amniga Caasimadda iyo Hiigsiga 2016. Waxana kulanka goobjoob ahaa xubno ka socday labada gole ee dowladda. Sidoo kale intii uu […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles