Muqdisho | August 17, 2014 | Dalka Jarmalka Magaalada Bonn Waxaa Lagu Qabtay Tartan Kubada Cagta Ah Kaas oo Loogu Xusayay Marxuumad Xildhbaanad Saada Cali Warsame oo Dhawaan Gacan Ka Xaqdaran Ay Ku Dishay Magaalada Muqdisho,Tartankaas oo Ay Ka Soo Qeyb Galeen 3 Kooxood oo Kala Ahaa Kooxda Wadani oo Ku Ciyaareysay Magaca Magaalada Giessen,Kooxda Horseed oo Ku Ciyaareysay […]
↧