Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay xarun loogu adeegayo bulshada

$
0
0
Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca Siyaadda ee Maamulka Gobalka Banaaadir oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Benaadir iyo kan Degmada Shibis ayaa maanta dhagax dhigay xarumo loogu adeego bulshada ku dhaqan degmadaasi oo ay ka midtahay dib u baraalinta dugsiga hoose, dhexe ee degmada Shibis, dhismaha xarunta Hooyada iyo Dhallaanka iyo Waaxda Calasow Dheere oo laga […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles