Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Warbixinta Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

$
0
0
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, booqashadii ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM, booqashadii Wasiirka Denmark, Dhismaha Wasaaradda Dhalinyarada oo xariga laga jaray, booqashadii taariikhiga aheyd ee Golaha Ammaanka ee […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles