QOL | Muqdisho | August 18, 2014 | Wasiirka haweenka iyo Xuquuqul insaanka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta xafiiskeeda kulan kula qaadatay xubno ka socday xafiiska Amsiom u qaabilsan Haweenka,iyo hay,ada ka shaqeeya xaquuqul insaanka waxayna ka wada hadleen sidii loo dar-dargalin lahaa arrimaha xuquuqul insaanka dalka iyo haweenka in ay ka dhex muuqdaan siyaasadda wadanka, […]
↧