Muqdisho | August |17, 2014 - Keydmedia Online ayaa heleysa Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Weerarkii Khamiistii lagu qaaday Guriga Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Daaci. Weerarka ayaa waxaa amar ku bixiyay Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda Qaranka, C/llaahi Maxamed Cali “San-bololshe”, waxeyna Abaartii Saaladda Subax ay Ciidamada Nabadsugiddu Weerar ku qaadeen Guriga Gudoomiyihii hore […]
↧