Mogadisho | August 17, 2014 | Xilliyadii Siyaad Barre xukunkiisu jiray, weliba markiiuu ugu awoodda badnaa, ayaa la soo qabqabtay dhawr lagu tuhmayay xagjirnimo. 10 ka mid ah baa tiirka la geeyay oo la toogatay, maalintii ku xigtay ayaa la yiri; “Qaar baa harsan weli oo dhuumaalaysanayee hala soo qabto”. Sheeq Kitaab ka tafsiirin jiray Masaajidka Siigaale […]
↧