Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Xukumadda oo shaacisay in aan la gaarin Waqtigii Hub ka dhigista Shacabka

$
0
0
Muqdisho | August | 17, 2014 | Dowladda Federaalka Soomaaliya maalmahaan waxaa ay waday Qorshe Hubka looga dhigayo Siyaasiinta Hubeeysan ee ku sugan Magaalada Muqdisho, qorshahaas oo Dowladdu ay ku sheegtay mid lagu xaqiijinayo Ammanka Caasimada. Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukumadda Soomaaliya Ridwaan Xirsi Maxamed oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Xukumadda Soomaaliya aysan wali […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles