QOL | Muqdisho | Augsut 18, 2014 | Kulankan ayuu wasiirka Warfaafinta iyo Hannuuninta Dadweynaha ee Xukuumadda Soomaaliya isugu yeeray dhammaan maamulka iyo agaasimeyaasha Waaxyaha ay wasaaraddu ka kooban tahay, waxa uuna ku saabsanaa isla xisaabtanka Lixdii bilodd ee la soo dhaafay howlaha u qabsoommay wasaaradda Warfaafinta iyo Istaraatiijiyadda ay mustaqbalka dhow hiigsaneyso. kulanka waxaa […]
↧