Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Shir loogu hadlayay Arrimaha Horu-marinta & Socdaalka oo lagu qabtay dalka...

Waxaa xarunta Wasaarada Arrimaha dibada dalka Netherland lagu qabtay shir loogu hadlayay Arrimaha Horu-marinta & Socdaalka, Qurba joogta iyo sida ay ugu qeyb qaadan karaan dib-u-dhiska &...

View Article


Inj. Caraale: Waxaan Diiradda Saareynaa Horumarinta Cayaaraha Fududud ee...

Waxaa dhawaan shir muhim ah lagu qabtay magaaladda Atlanta ee cariga Mareykanka taa oo looga doodaayey ahmiyadda ay ciyaaraha fudud  u leedahay ummadda Soomaaliyeed iyo marxaladihii kala duwaan ay soo...

View Article


RW Cabdiweli “Howlgaladu ma joogsanayaan…”

Warsaxaafadeed   Muqdisho, March 9, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa caawa kulan ballaaran la qaatay saraakiisha ciidanka Qalabka...

View Article

Madaxweyne Xasan “Howlgalada socda waxey fursad u siinayaan shacabka inay...

Muqdisho, 10 Maarso 2014 – Madaxweynha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Gobolada Dalka. Waxaana goob joog ahaa...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha oo bulshada rayidka ka codsaday inay kala qeybgalaan isku...

Warsaxaafadeed   Muqdisho, March 10.2014——-Ra’iisul Wasaarhaa Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta ka qeybgalay munaasabada sanad-guurada 6-aad ee...

View Article


Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Buri’ Hamza oo...

New Delhi , March 10 , 2014- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta lagu wadaa inuu khudbad ka jeediyo shirka wadamada Africa iyo India ee ka...

View Article

Wafdi uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka koobaad ee baarlamaanka oo gaaray...

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa soo gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda halkaasi oo si weyn loogu soo...

View Article

Tacsi – Marxuum Xaaji Iikar Leeb

Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Xaaji Iikar Leeb Oo Ka Mid Ahaa Aas Aasayaashii Fanka Banaadiriga Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka...

View Article


Al Shabaab leader urges Somalis to battle old enemy Ethiopia

ABDI SHEIKH | Tuesday, March 11, 2014 | The leader of the al Qaeda-aligned Islamist group al Shabaab has urged Somalis to wage holy war against Ethiopia, Somalia’s Horn of Africa neighbour whose forces...

View Article


BARNAAMIJKA wacyi- Dhaqaalaha Soomaaliya iyo Xawilaadaha

  . . ______________________ Share on Facebook

View Article

Wasiirka Warfaafinta oo ku booriyay warbaahinta inay door ka qaadato...

Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanadguurada koowaad ee aas aaska Shabakadda 2013 oo ay ku...

View Article

‘Boqorka Codka’ oo ku Geeriyooday Jarmalka

Fanaan Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa Saakay ku Geeriyooday Isbitaal ku yaalla Dalka Jarmalka, halkaas oo ku xanuunsanaa muddooyinkii danbe. Allahu u naxariistee Fanaanka oo loo yiqiinay Boqorkii Codka...

View Article

Haweenka oo loogu baaqay inay midoobaan si ay uga qeyb qaatan xasilinta dalka...

Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka haweenka Qaranka ee lagu xusayay maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da Maarso waxaa ka qeyb galay siyaasiyiin, haweenka ku dhaqan gobolka Benaadir iyo marti...

View Article


Madaxweyne Xasan Sheekh “Halkaan waxaan u joognaa sidii Dowladda Japan aynu...

Muqdisho, 11 Maarso 2014 –-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo  ayaa soo gaaray magaaladda Tokyo  ee dalka Japan iyadoo garoonka ay...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in ay gurmad deg deg ah...

Warsaxaafadeed—11/3/2014—  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ay weheliyaan qaar kamid ah ah xubnihiisa Golaha Wasiirada ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah xubnaha beesha caalamka ee fadhigeedu yahay...

View Article


RW Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec.

Warsaxaafadeed—11/3/2014— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Fannaankii weynaa ee Soomaaliyeed AUN, Maxamed Suleymaan Tubeec oo dad badani ay ku yaqaaneen in uu ahaa...

View Article

Siminaar kor looguqaadayo aqoonta shaqaalaha wasaarada Dekadaha

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Yuusuf Macalin Amiin Baadiyow ayaa maanta siminaar kor loogu qaadayo aqoonta shaqaalaha Wasaaraddaasi uga furay xarunta Wasaaradda...

View Article


Cali Mataan “32 Dagaal yahan ayaa lagu Dilay Weerarkii Diyaaradaha”

Maamulka Gobolka Gedo ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyey Duqeeyn Diyaaradaha Dowladda Kenya ay ka Fuliyeen Duleedka Degmada Baardheere ee Gobolkaasi. Gudoomiye Xigeenka Maamulka...

View Article

Dowlada Soomaliya oo qorsheyneyso in Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeen lagu...

Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble oo maanta kulan la qaatay fanaaniinta hobolalda...

View Article

Abwaanno ka Tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Codka

Abwaano ay ka mid yahiin Abwaan Saciid Xarawo iyo Abwaan Maxamed Aadan Dacar oo ay Saaxiibo dhaw ahaayeen Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Codka. Abwaan Saciid...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live