Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mahad Salad oo...

Mogadishu, March 05,2014- Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wafdi uu hogaaminayo Danjiraha Switzerland u qaabilsan...

View Article


RW Cabdiweli iyo wafdigiisii oo dalka dib ugu soo laabtay

Warsaxaafadeed   Muqdisho, March 5,2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kadib saddex maalin oo booqasho rasmi...

View Article


Dowladda “Deg-deg ayaan ula Wareegeeynaa Dekedda iyo Garoonka Kismaayo”

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, C/laahi Goodax Bare ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay Heshiiskii Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Maamulka KMG ah ee Jubba. C/laahi Goodax ayaa...

View Article

Al-Shabab Executes Three for Spying

VOA – VOICE OF AMERICA | Wednesday, March 05, 2014 | Somali militant group al-Shabab says it has executed three men who it accused of spying for U.S. or Somali government intelligence agencies.   The...

View Article

Godane oo Xabsi dhigay Horjoogiyaal Sare

Axmed Cabdi Godane, ayaa Xabsig dhigay Saddex Horjooge oo ka tirsan Kooxdiisa, kadib markii ay kasoo horjeesteen Amarkiisa. Wararka aan ka helayno Degmada Baraawe ee Gobolka Shabelleeha Hoose, ayaa...

View Article


This Is Iowa: Sadiya’s Seven

KCCI 8 News | By Eric Hanson | Wednesday, March 05, 2014  | DES MOINES, Iowa —Like any mother, Sadiya Omer, would have loved to hug her kids every day, but the last eight years that wasn’t possible....

View Article

Goodax Barre: Dagaal ayaa kusoo wajahan Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS, C/llaahi Goodax Barre ayaa shaaca ka qaaday in Dagaal uu kusoo wajahan-yahay Magaalada Muqdisho, ee Caasimadda Soomaaliya. Wasiir Goodax oo ka hadlaye Xaflad Shalay uu...

View Article

Wasiir kuxigeenka Arimaha Dibada oo u ambabaxay Qaahira

Mogadishu | March 05, 2014- Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar...

View Article


Muungaab oo lakulmay agaasimayaasha degmooyinka

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta kulan isbarasho ah la qaatay dhamaan Agaasime yaasha dowladda hoose ee Muqdisho iyo maamulka...

View Article


Statement on Ukraine (For immediate release)

Share on Facebook

View Article

Baydhabo: Xiisad taagan iyo Madoobe Nuunoow oo la Dhaarinayo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Saaka waxaa ka jira Xiisad Xoogan oo dhaxeysa Ciidamada Booliska iyo Milatariga Soomaaliya. Xiisada ayaa timid kadib markii Shalay galinkii danbe...

View Article

Muqdisho: Waalidiin Dibadbax ka hor sameeyay Xarunta CID-da

Boqolaal Walidiin ah ayaa Dibaxbax Cawasho ah ka sameeyay Maanta Afaafka Xarunta CID-da DFS ee Muqdisho. Dadkan ayaa ka cabanaya sida ay Ciidanka DFS ula dhaqmayaan Caruurtooda, oo lagu soo qab qabtay...

View Article

Kulan looga hadlayay amniga oo xalay lagu qabtay degmada Wadajir

Xubno ka tirsan Labada gole ee Dowladda Soomaaliya iyo qeybaha Bulshada ayaa ka qeybgalay munaasabad ku saabsaneyd sida la isaga kaashan karo adkeynta amniga oo xalay lagu qabtay degmada Wadajir ee...

View Article


Beesha Murusade oo sii adkeeysay Kalsooni kala noqoshada Dowladda

Beesha Murusade oo Beel waynta Hawiye ka tirsan ayaa meel adag kusii xirtay Go’aan ay horay u gaartay oo ahaa inaanay la shaqaynayn Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Waxgarad Beesha kasoo jeeda oo...

View Article

11 civilians killed in fight for southern Somali town

AA | Friday, March 07, 2014 | MOGADISHU – Confrontations between government forces and African peacekeepers on one hand and Al-Shabaab militants on the other in the southern Somali town of Rab Dhuure...

View Article


Muungaab “Musuq-Maasuq ayaa ka jira Xarunta Dad Dhigista”

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Max’ed Xuseen ”Muungaab” ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay Musuq maasuq Xoogan oo ka jira Xaruunta Dad Dhigista ee laga goosto Kaarka Dhalashada. Muungaab oo Shalay...

View Article

The Somali love of ‘rude’ nicknames

BBC | By Justin Marozzi | Friday, March 07, 2014 | In the West, people tend not to call their friends and colleagues nicknames that pick on negative physical traits. But in Somalia, people have a love...

View Article


Somali National Army and AMISOM forces reclaim five strategic towns in the...

PRESS RELEASE (For Immediate Release) Mogadishu 8th March 2014- In renewed joint operations between the Somali National Army (SNA) and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) forces, five...

View Article

Duqa Muqdisho ayaa maanta kulankii ugu horeeyay laqaatay dhamaan Guddoomiye...

Kulan maanta dhexmaray dhamaan 16-ka dagmo ee gobolka Banaadir ayaa waxaa shir guddoominayay Duqa magaalada Mqudisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, waxaana...

View Article

President Hassan: “Business community must join the rebuilding of Somalia”

9 March 2014 Mogadishu His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today praised Somali business leaders for their resilience and entrepreneurialism and called on them to play their rightful role...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live