Muqdisho, 10 Maarso 2014 – Madaxweynha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Gobolada Dalka. Waxaana goob joog ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdullahi Godax Barre iyo mas’uuiliyiin ka socotay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka. Guddoomiyeyaasha Gobollada waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha Galgadud [...]
↧
Madaxweyne Xasan “Howlgalada socda waxey fursad u siinayaan shacabka inay aayahooda ka tashadaan.”
↧