Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Xaaji Iikar Leeb Oo Ka Mid Ahaa Aas Aasayaashii Fanka Banaadiriga Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku [...]
↧