Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa soo gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey. Wafdigan uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa ah Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka oo iyagu la [...]
↧