Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Haweenka oo loogu baaqay inay midoobaan si ay uga qeyb qaatan xasilinta dalka “Sawirro”

$
0
0
Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka haweenka Qaranka ee lagu xusayay maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da Maarso waxaa ka qeyb galay siyaasiyiin, haweenka ku dhaqan gobolka Benaadir iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda. Madasha ayaa waxaa hadallo ka jeediyay qaar ka mid ah haweenkii ka qeyb galay, kuwaasi oo sheegay inay dhankooda [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles